Kulanki Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo baaqday iyo sababta ka dambeysa

Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku yeeshaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulankan oo uu soo qaban-qaabiyey raisul Wasaaraha Itoobiya ayuu qorshuhu ahaa inuu labada hogaamiye kulansiiyo, balse wararka ayaa sheegaya in caqabado ay soo wajaheen kulankan. Caqabadaha … Continue reading Kulanki Madaxweyne Farmaajo iyo Muuse Biixi oo baaqday iyo sababta ka dambeysa